Al-Shabaab oo weerartay saldhig kale oo ciidamada ATMIS ku leeyihiin Sh/dhexe

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa tiro madaafiic ah ku weeraray saldhig ciidamada ATMIS ku leeyihiin degaanka Miir-taqwo oo u dhow degaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe. Goob joogayaal ayaa sheegay inay madaafiic dhowr ah ku soo dhaceen degaanka, hase yeeshee aysan ogaan karin khasaaraha ka dhashay. Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayay wararku sheegayaan iney dhankooda … Continue reading Al-Shabaab oo weerartay saldhig kale oo ciidamada ATMIS ku leeyihiin Sh/dhexe